AQOON LA'AANI WAA IFTIIN LA'AANE.

weriyo.gif

Home
Bogga Arimaha Diinta
Heesaha Caruurta
Sheekooyinka Caruurta
Bogga Wareysiyada
Nala soo xiriir
Heeso iyo Warar
xilka naga saaran ubadkeenna
Maaweelada Caruurta
Hooyadu waa barbaariyaha Ubadka
Soomalida Deggan Vågå (foogo) ee dalka Norwey
WAXAAN WAREYSI DHEER LA YEELANAY DUQII HORE DEGMADA LOM KANA TIRSAN  GOBOLKA OPPLAND EE DALKA NORWEY, WAREYSIGAAS OO DHEER WAXAA INOO SOO QAABEEYEY ABDI ALI WUXUUNA U DHACAY SIDAN:-

Mar aan wax ka weydiinay mudane Geelle wuxuu inoo sheegay arimo badan oo la xiriira ummadda soomaaliyeed:
 

Mudane geelle, waxaad nooga warantaa sida aad u aragto xaalladda guud ee soomaalida ku dhaqan dalka Norwey?

 

 

Waad mahadsan tahay Mudane Wariye:  waxaad ogtahay in dhibaatada dalka soomaaliya ay sii kordheyso mar marka ka dambeyso, waxaana ummadda soomaaliyeed ay soo dhex jibaaxday dhibaatooyin fara badan, bacdamaa sidaasi arimhu u dhaceen ayaa dadka soomaaliyeed intoodii badnayd ay u soo kala haajireen dalalka dibadda, saas darteed, waxaa lama huraan ah in talada lagu darto sidii guntida dhiisah leysaga dhigi lahaa xaaladaha adag ee ka jira dalalka qurbaha.

 

Wariye Abdi:  Maxaa ula jeedaa xaaladaha adag ee ka jira dalalka qurbaha?

 

 

 

Wuu inoo socdaa waresigii……

 
Our complete encyclopedia is everything you need to know, from A to Z.... really. Includes semi-annual updates -- never have out-of-date reference materials again.
$29.95
aqo.gif

.

Collection CD-Rom
 
Over 300 useful and fun programs for home and office. Utilities, games, educational software... be ready to spend some time with this one!
$19.95

cdgreyscale.jpg

Mudane Geelle.

geelle.jpg

Our database guru Ron can make sure your legacy data is integrated into your new applications and services. We work with all major database applications and some minor ones. Security and data integrity guaranteed -- call for a quote.
$5000 and up