AQOON LA'AANI WAA IFTIIN LA'AANE.

Heeso iyo Warar

Home
Bogga Arimaha Diinta
Heesaha Caruurta
Sheekooyinka Caruurta
Bogga Wareysiyada
Nala soo xiriir
Heeso iyo Warar
xilka naga saaran ubadkeenna
Maaweelada Caruurta
Hooyadu waa barbaariyaha Ubadka
Soomalida Deggan Vågå (foogo) ee dalka Norwey

war.jpg

CIID WANNAAGSAN!
 
Caruurta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norwey gaar ahaan gobolka Oppland degmadiisa Vågå ayaa u muuqda kuwo aad iyo aad ugu faraxsan damaashadka  ciidda carafo.
 
Dhammaan caruurtaas iyo waalidiintooda waxay idiin leeyihiin ciiddaan ciideeda kale allaha nagu gaarsiiyo caafimaad iyo cimri dheer.
Aamin....Aamiin.....Aamiin.
 
diyaariye:  Abdi Hiddo.
11.01.06.